Isdhaafsiga ganacsi ka dhexeeya Somaliya iyo Imaaraadka Carabta?
Somaliya?
Somaliy,waxay u dhoofisaa Imaaraadka Carabta…
B. Badeecad qiimeheedu dhan yahay US$360M.
T.Dahab qiimihiisu dhan yahay US$315M.
J.Xoolo nool oo qiimahadoodu ku kacayo US$13.5M.
Imaaraadka?
Imaaraadku,wuxuu Somaliya usoo dhoofiyaa….
B.Badeecad qiimeheedu dhan yahay US$1.5B.
Imaaraadku,waa noo muhiim.
Link-kiga hoos ka akhri macluumaadka oo dhamaystiran iyo hay’adda soo diyaarisay.
WQ qormada 70%:-Isse Dholowaa.




