Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Itoobiya miyay ubaahan tahay Fasax ay ku joogto Gudaha Somaliya??
    Somalia

    Itoobiya miyay ubaahan tahay Fasax ay ku joogto Gudaha Somaliya??

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 27, 2024Updated:December 27, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Uma baahna fasax ay ku gasho ama ku joogto gudaha Wadankii la oran jiray Jamhuuriyada Somaliya.

    Itoobiya,waxaa uga filan joogisteeda Somaliya in aysan jirin Dowlad ku filan sugida amniga xuduudaheeda oo khatar ku ah Itoobiya.

    Tusaale?

    Turkigu 50-km,ayuu gudaha ugalay Siiriya,isagoon fasax ka haysan Dowlada Siiriya.

    Itoobiya dhawr jeer ayay soo gashay Somaliya,waxaana jiray hal mar oo ay fasax ka haysatay Baarlamaankii Somaliya ee Dowladii Cabdullaahi Yuusuf.

    Xasan Shiikh,waa damiin Siyaasadeed,sababtoo ah markii uu lahaa Masar,ayaan gaynayaa Qaybta Afraad ee Itoobiyaanku joogaan,waxa uu ifiyay Toosh Itoobiya ku khasbaya in ay joogto halkaas.

    Itoobiya kama gorgortamayso Bay,Bakool iyo Gedo,sababtoo ah…

    B.Bay&Bakool,waxay uga dhigan tahay Xamar oo ay dul fadhido.

    T.Gedo,waxay difaac utahay Godey oo marka la joogo Adis-ababa 750-km ujirta.

    Hiiraan,waxaa jooga Ciidamo Jabuutiyaan ah oo Itoobiya walwal kama qabto,sababtoo ah Wada Shaqayn buuxda,ayaa ka dhaxaysa.

    SL iyo PL uma baahna in ay Ciidan gayso oo waxaa kala dhaxeeya wada Shaqayn amni oo leh Wardoon iyo Milleteri.

    Somaliya kama jirto Dowlad,waxaase ka jira Nidaam aqoonsi caalamiya haysta oo diciif ah oo aan ku filnayn ilaalinta Xuduudihiisa.

    Itoobiya uma baahna fasax ay ku joogto Somaliya kaliya,waxay waayaysaa 2000-Askari oo Mushahaar ku heli lahaa ka mid ahaanshaha hawlgalka Midowga Afrika.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.