Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Itoobiya oo baajisay safar Xasan Shiikh ku tagi lahaa Adis-ababa
    Somalia

    Itoobiya oo baajisay safar Xasan Shiikh ku tagi lahaa Adis-ababa

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 29, 2024No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Safarka Xasan oo lagu qorsheeyay kulankii Turkiga,ayaa Itoobiyaanku joojiyeen markii uu ku hormaray Eretereya.

    Xasan markii Itoobiya ay baajisay booqashadiisa,ayuu xiriir la sameeyay Jabuti kana codsaday furdaamin,waxaana Jabuti casuntay Wasiirka Arimaha Dibada Itoobiya si ay Xasan ugu kulan siiso Wadankeeda.

    Hogaamiyaha Maamulka Villa Somaliya ee haysta Sharciyada QM,waxa uu aad ubaadigoobaya ku qancinta Itoobiya ka mid noqoshada hawlgalka Midowga Afrika.

    Itoobiya ilaa iyo hada ma xiisaynayso hawlgalkaas,waxaana uga muhiimsan xiriirkeeda DG oo Xasan rabo in uu uga badasho.

    JQ.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.