Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Itoobiya oo Diblomaasiyan Dhulka ku jiiday Kooxda Xasan Shiikh
    Somalia

    Itoobiya oo Diblomaasiyan Dhulka ku jiiday Kooxda Xasan Shiikh

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 2, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wefti Itoobiyaan ah oo isku jira Siyaasiyiin iyo Saraakiil Milleteri,ayaa tagay Muqdisho.

    Ujeedka socdaalkooda,ayaa lagu sheegay wada xaajood dhexmari doona Kooxda Xasan oo lagu Lafa gurayo sida Ciidamada Itoobiya hawlgalka Midowga Afrika qayb uga noqon lahaayeen.

    Xamar,waxay Maalmo ka hor sheegaysay in Ciidanka Itoobiya aysan ka mid noqonayn hawlgalka.

    Ma cada,waxa isbadalay iyo waxa ay ku badalatay.

    Itoobiya kama laaban heshiiskii ay la gashay SL?

    Itoobiya ma bixin raaligelintii ay ka dalbatay kooxda Xasan Shiikh?

    Itoobiya ma joojin taageeridii JL?

    Itoobiya hoos uma dhigin wada Shaqayntii DG-yada?

    Kaliya,waxaa ucadaatay kooxda Xasan Shiikh in aysan Itoobiya ka saari karin Somaliya haday hawlgalka ku daraan iyo haday ka reebaan.

    Todobaadyadii udanbeeyay,waxaa Codsiga waday kooxda Xasan Shiikh.

    Itoobiya hadii 1977 looga guulaystay Milleterigii Maanta Milleteri iyo Diblomaasiyadba,iyadaa uga guulaysatay Villa Muqdisho.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.