Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Jaaliyadda Reer Jubbaland ee Norway oo taageeray Axmed Madoobe+Sawirro
    Puntland

    Jaaliyadda Reer Jubbaland ee Norway oo taageeray Axmed Madoobe+Sawirro

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 20, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Jaaliyadda Jubbaland ee dalka Norwey ayaa soo qaban qaabisay munaasabad lagu taageerayay Caleema saarka Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam.

    Waxaa ka soo qaybgalay qaybaha kala duwan ee Jaaliyadda Soomaalida ku dhaqan Oslo Norwey waxaana intii ay socotay munaasabadda khadka Taleefoonka kula hadlay Jaaliyadda Jubbaland ee Oslo Norwey Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam.

    Madaxweynaha ayaa uga mahadceliyay dadaalka iyo midnimada ay muujiyeen,waxa uuna ugu baaqay in ay dalka dib ugu soo laabtaan kana qayb qaataan dhismaha dowladnimada Soomaaliya si aqoontooda iyo xirfadoodaba ugu faa’iideeyaan dadkooda Soomaaliyeed.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.