Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Jawaabtii Siyaasadeed magacaabida Xasan Ee Ergayga SL weli waa dhiman tahay
    Somalia

    Jawaabtii Siyaasadeed magacaabida Xasan Ee Ergayga SL weli waa dhiman tahay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 3, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Garaadadu way hadleen,waana iska beri yeeleen waxa loogu yeero SL in ay qayb ka yihiin.

    Doorkii Dhaqanka ee jawaabta hab dhaqanka Xasan si macno leh,ayuu umuuqdaa.

    Puntland doorkii kaga aadanaa arinkaas waa buuxisay si weliba firfircoon oo dhiiranaan leh.

    Waxaa haray oo la tabayaa in la helo Siyaasi reer Sool ah oo ka madax banaan PL oo ku dhiirada in uu dul istaago si faahfaahsan khaladka Xasan Shiikh.

    Siyaasi,waxaa loo baahan yahay buuxsha booska Siyaasadu ku leedahay jawaabahan oo ku dhaca Erayada iyo tilmaamaha Garaadadu ka Afgobaadsadeen.

    Xasan waa nacab ay leedahay qadiyada Sool oo isqariya,Muusana waa Cadowga muuqda ee Sool.

    Weli Xasan ma helin jawaabtii Siyaasadeed ee uu mudnaa.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.