Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Wasaaradda ganacsiga iyo wershedaha Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa fartay dhammaan ganacsatada Jubbaland inay u hoggaansamaan shuruucda wasaaradda islamarkaana ay qaataan ruqsadda ay wasaaraddu bixiso.