Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Jubbaland oo eedeyn kulul u jeedisay DFS, digniina u dirtay
    Somalia

    Jubbaland oo eedeyn kulul u jeedisay DFS, digniina u dirtay

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyNovember 23, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweyne ku-xigeenka Dowlad Gobaleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa ka hadlay qorshaha dowladda dhexe ee Soomaaliya ay ka waddo Gobalka Gedo ee Ciidankii jubbaland ay kula wareegeyso.

    Madaxweyne ku xigeenka Jubbaland oo ku sugan qeybo ka mid ah Gobalka Gedo ayaa sheegay in dowladda dhexe ee Soomaaliya kala qeybin iyo burburin ay ka waddo gobolka Gedo.

    Waxaa uu sheegay in shaqadda maamulka aysan saameyn ku yeelan doonin Shaqsiyaad iyo Ciidan kooban oo dowlada dhexe ee Soomaaliya ku biiray.

    Waxaa uu xusay in cidii maamulkooda ka tirsan oo shaqo u doonataa dowladda dhexe aaney u joojin doonin oo xilkaasi ay qof kale u magacaabayaan.

    Madaxweynaha Jubbaland ayaa dhawaan sheegay  xaalada kasoo cusbnaatey degmooyinka galbeedka gobolka Gedo in aan intaas ka badan laga sii aamusnaan karin go’aan rasmi Jubbaland ka qaadaneyso waxa halkaas ka socda ayada oo loo saarey guddi si faahfaahsan ugasoo warbixiya xaalada gobolka Gedo.

    Qaar ka mid ah maamulada degmooyinka Galbeedka gobolka Gedo oo inta badan uu maamuli jiray Wasiirkii Amniga Jubbaland oo Muqdisho ku xiran ayaa sheegay in ay ku biireen dowlada dhexe ee Soomaaliya, islamarkaana aysan aqoonsaneyn maamulka Jubbaland.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.