Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»K/Afrika: Booliska oo soo badbaadiyey Ganacsade Soomaaliyeed oo la Af-duubtay (VIDEO)
    Somalia

    K/Afrika: Booliska oo soo badbaadiyey Ganacsade Soomaaliyeed oo la Af-duubtay (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 30, 2020Updated:January 30, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Wararka laga helayo dalka Koonfur Afrika ayaa waxaa ay sheegayaan in Ciidamada Booliska dalkaas ay soo badbaadiyeen Ganacsade Soomaali ah oo Caan ka ah dalkaas, kaas oo dhawaan la aduubtey.

    Ganacsadahaan oo lagu Magacaabo Cabdi Waaxid Salaaxudiin ayaa Koox Burcad Koonfur Afrikan ah waxaa ay horaantii Bishaan ka afduubteen meel u dhow Goo Ganacsi uu ku lahaa Magaalada Johannesburg,iyada oo xilligaas wixii ka dambeeyey baadi goob lagu haayey.

    Qaar kamid ah Ganacsatada Soomaalida ah ee ku nool Dalka Koonfur Afrika ayaa sheegay in howlgal ay ka sameeyeen Booliska dalkaas Magaalada Johannesburg ay kusoo furteen muwaadinka Soomaaliyeed,sidoo kalena ay soo qabteen Rag la sheegay inay faraha kula jireen Faldanbiyeedyo kala duwan.

    Si kastaba dalka koonfur Afrika ayaa waxaa uu kamid yahay dalalka inta badan falal dil iyo boob hantiyadeed ah loogu geysto Soomaalida,waxaana sanadkii tegay ee 2019 dalkaasi koonfur Afrika lagu diley Soomaali farabadan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.