Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Kenya: Saddex macalin ayaa lagu dilay weerarkii Al-Shabaab ee duleedka Gaarisa
    Somalia

    Kenya: Saddex macalin ayaa lagu dilay weerarkii Al-Shabaab ee duleedka Gaarisa

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 13, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dowladda Kenya ayaa si rasmi ah u xqiijisey in saddex Macalin lagu diley Weerar Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ka fuliyeen deegaanka waaxda Kamuthe e duleedka Magaalada gaarisa ee Gobolka Waqooyi Bari.

    Isku duwaha booliska ee gobolka waqooyi Bari Paul Soi ayaa sheegay in weerar dhacay 2:30 Daqiiqo ee xalay lagu diley saddexda Macalin,isla markaana ay wadaan baaritaano dheeraad ah oo ku saabsan sida uu u dhacey weerarkaas.

    Sidoo kale, Isgaarsiinta deegaanka waaxda Kamuthe ee gobolka Waqooyi Bari kenya ayaa maqan, kadib markii Al-Shabaab burburiyeen Anteenooyinkii Shirkadda Isgaarsiinta Safaricom.

    Weerarkan ka dhacay duleedka Gaarisa ayaa imaanaya todobaad uun kadib markii afar arday oo soomaali ah lagu dilay weerar ka dhacay iskuulka hoose ee Sareedo oo ku yaal degmada Dadab.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.