Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Khalad khatar ku noqon kara diiwaangelinta Cod bixiyayaasha Puntland oo soo ifbaxay
    Somalia

    Khalad khatar ku noqon kara diiwaangelinta Cod bixiyayaasha Puntland oo soo ifbaxay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 16, 2023Updated:January 16, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Diiwaangelinta Codbixiyayaasha Puntland hal Ceeb,ayaa dul hoganaysa,taasoo ah..

    In Gudoomiyayaasha Degmooyinka iyo Xubanaha shaqada diiwaangelinta wada ay isku khaldayaan Dadka iyo Degmooyinka.

    Tusaale”

    Degmada Qandala Qof iska diiwaangeliyay ayay ku qorayaan in uu iska diiwaangeliyay Degmada Isku-shuban.

    Khaladkan ma’ahan mid iska dhacay ee wa mid ay si ku talagal ah ay usamaynayaan Gudoomiyayaasha Degmooyinka qaarkood iyo Xubno Shaqaalaha Diiwaangelinta ka mid ah,sida aan xaqiijiyay.

    Ficilkan,waxuu keenayaa in diiwaangelinta fashil soo gaaro haduu sii socdo oo aan wax laga qaban.

    Shakiga jira waa in Ururada qaarkood ay ku lug leeyihiin arinkan.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    A Partnership Worth QuestioningSomalia Must Rebalance Its Relationship With Türkiye

    April 10, 2026

    Booliska Puntland oo si weyn dib uhabayn loogu sameeyay

    April 8, 2026

    Maxay tahay ujeedooyinka laga leeyahay dagaalka Iran?

    April 8, 2026
    Latest Posts

    A Partnership Worth QuestioningSomalia Must Rebalance Its Relationship With Türkiye

    Booliska Puntland oo si weyn dib uhabayn loogu sameeyay

    Maxay tahay ujeedooyinka laga leeyahay dagaalka Iran?

    Maxay yihiin Ciidamada Hiilweyne laga soo saaray?

    Ugu danbayn Wadaadada Iran oo aqbalay Xabad joojin

    Faallo:-Khudbadii Madaxweyne Deni Ee kulanka saraakiisha

    Bangiga PL iyo doorka waxqabadka danyarta

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.