Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Khasaaraha soo gaaray Ciidanka Difaaca Sool Ee dagaalka Maanta
    Somalia

    Khasaaraha soo gaaray Ciidanka Difaaca Sool Ee dagaalka Maanta

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 1, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Hawlgalka Maanta,waxuu ahaa burburinta Sahayda iyo goynta Wadooyinka ay usoo marto SNM.

    Beesha J.Siyaad oo degta Dhulka Sahaydu soo marto,ayaa hogaaminaysay hawlgalka,waana xaajo qaateen.

    Beelaha Harti ee dagaalka galay guushana ka gaaray,waxay kala ahaayeen Maanta.

    1.Cali Saleebaan.
    2.Qayaad.
    3.Reer Hagar.
    4.Jaamac Siyaad.
    5.Cumar Maxamuud.

    Dhimashada dhanka Beealaha Harti ee dagaalka Maanta waa 24 inta la xaqiijiyay.

    4-Cumar Maxamuud ah.
    6-Qayaad ah.
    5-Jaamac Siyaad ah.
    9-Reer Hagar ah.

    Dhaawaca soo gaaray Beelaha Harti,waa 34 oo kala ah…

    6-Cumar Maxamuud ah.
    11-Qayaad ah.
    17-Jaamac Siyaad ah.

    Maxaabiista laga qabtay Beelaha Harti,waa 7-kala ah..

    6-Jaamac Siyaad ah.
    1-Cali Saleebaan ah.

    Gawaarida laga qabsaday Beelaha Harti,waa Labo kala ah..

    1.Cabdi Bile Ina Jabutaawi leeyahay.
    2.Jiib Beesha Cali Saleebaan leedahay.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.