Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Khasaaraha Weerarada Israa’iil Ee Qasa Oo sii kordhaya
    Somalia

    Khasaaraha Weerarada Israa’iil Ee Qasa Oo sii kordhaya

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 8, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ugu yaraan 19-Qof oo Falastiiniyiin ah, oo ay ku jiraan 8-Carruur ah, ayaa lagu dilay duqeymo cirka ah oo ay Ciidamada Israa’iil habeenkii xalay ahaa ka fuliyeen koonfurta Qasa,sida ay sheegeen mas’uuliyiinta caafimaadka maxalliga ah.

    Wararka,ayaa sheegaya in Hooyo iyo Afarteeda Carruur ah lagu dilay markii Xero barakacayaal oo ku taal al-Mawasi la duqeeyay.Sidoo kale, qoys kale oo isugu jiray waalid iyo Carruurtooda,ayaa ku naf waayay Magaalada ku dhow ee Khan Yoonis.

    Militariga Israa’iil,ayaa sheegay in ay fuliyeen weerarro dhowr ah oo lagu beegsanayay dagaalyahanada Xamaas ee ka qeyb qaatay weerarkii 7-dii October 2023 ee ka dhanka ahaa Israa’iil, kaas oo sababay dagaalka Qasa.

    Duqeymo dhimasho sababay,ayaa sidoo kale laga soo sheegay Bartamaha iyo Waqooyiga Qasa, halkaas oo Wasaaradda Caafimaadka ee Xamaas ay sheegtay in guud ahaan 51-Qof lagu dilay Qasa 24-kii saac ee la soo dhaafay.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.