Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Kheyre “Mucaarad iyo Muxaafad waxaa taariikhda ku geli doonaa sida aan u ilaalino qarannimada” (VIDEO)
    Puntland

    Kheyre “Mucaarad iyo Muxaafad waxaa taariikhda ku geli doonaa sida aan u ilaalino qarannimada” (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 13, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo xalay ka hadlayay munaasabad lagu xusayay maalinta Calanka Soomaaliya oo xalay lagu qabtay magaalada Muqdisho ayaa ku baaqay in ilaalinta Midnimada iyo madax bannaanida Soomaaliya.

    Ra’iisul Wasaare Kheyre ayaa sheegay in qof walba oo Soomaali ah mucaarad iyo muxaafad looga baahan yahay inay ilaaliyaan hawada, Badda iyo dhulka, waxaana uu xusay in taariikhda ay ku geli doonaan mucaarad iyo muxaafad.

    “Qof walba oo Soomaaliyeed, qof walba oo naga mid ah meel walba uu uu dalka ka joogo ama ay ka joogto mucaarad iyo muxaafad oo fursad u hesha in qarankiisa matalo ama qarankeeda matasho waxaa taariikhda ku geli doonnaa sida aan u ilaalino qaranimada, madaxa banaanida sida aan u ilaalino hantida qaranka, ugana fogaano musuq maasuqa sida aan u ilaalino midnimada, sida aan u ilaalino xuduudaha, badda iyo hawada Soomaaliyeed aan xajino calankaas”ayuu yiri Ra’iisul Wasaare Kheyre.

    https://www.facebook.com/OPMSomalia/videos/2910473592300983/
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.