Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ku dhawaad 30-Qof oo Shacab ah,ayuu Ruushku ku dilay Gantaallo uu ku garaacay Ukrain
    Somalia

    Ku dhawaad 30-Qof oo Shacab ah,ayuu Ruushku ku dilay Gantaallo uu ku garaacay Ukrain

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 15, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Tirada Dadka ku dhintay Gantaal uu Ruushku ku dhuftay Guri dabakh ah oo ku yaalla Magaalada Dnipro ee dalka Ukraine,ayaa Axadda maanta ah kor u dhaaftay 21 qof, iyadoo shaqaalaha samatabbixinta ay ku jiraan howlo ay ku qodayaan burburka oo ay ka baadi goobayaan dad wali nol.

    Ugu yaraan 35 qof ayaa wali la la’yahay 73 kalana waa ay ku dhaawacmeen, sida uu Mykola Lukashuk, oo ah madaxa golaha deegaanka ee gobolka kusoo qoray barta Telegram-ka.

    https://twitter.com/Reuters/status/1614618437879304192?s=20&t=Fq-4aQn3AmXMVEd7UpMGQw

    Dhismahan Dnipro, oo ah magaalo ku taal bariga dhexe ee Ukraine, ayaa qayb ahaan la burburiyay intii ay socdeen weerarro xiriir ah oo dhacay Sabtidii, waana weeraradii ugu xoogganaa ee uu Ruushku qaado muddo laba toddobaad gudahood ah.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    A Partnership Worth QuestioningSomalia Must Rebalance Its Relationship With Türkiye

    April 10, 2026

    Booliska Puntland oo si weyn dib uhabayn loogu sameeyay

    April 8, 2026

    Maxay tahay ujeedooyinka laga leeyahay dagaalka Iran?

    April 8, 2026
    Latest Posts

    A Partnership Worth QuestioningSomalia Must Rebalance Its Relationship With Türkiye

    Booliska Puntland oo si weyn dib uhabayn loogu sameeyay

    Maxay tahay ujeedooyinka laga leeyahay dagaalka Iran?

    Maxay yihiin Ciidamada Hiilweyne laga soo saaray?

    Ugu danbayn Wadaadada Iran oo aqbalay Xabad joojin

    Faallo:-Khudbadii Madaxweyne Deni Ee kulanka saraakiisha

    Bangiga PL iyo doorka waxqabadka danyarta

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.