Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Puntland,waxay Maanta ka Tarxiishay Goboladeeda kala duwan ku dhawaad Kun Qof. Dadkan,ayaa ubadan Tahriibayaal Itoobiyaan ah,kuwaasoo Xalay ilaa Saakay laga qab-qabtay Magaalooyinka Bosaso,Garowe iyo Galkacyo. Halkan ka daawo muuqaalka https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2025/01/AQNrFGahDD34RkDBr2_9DCJ-GN8A_0fN6kZd2fMM_lI6L9G5koxVygznns0pumaj5R90QVNBG90y8dIZBk7j-Yb0-1.mp4