Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Kulan looga hadlayo dhibaatooyinka hor-taagan bixinta canshuuraha gaadiidka oo ka dhacay Garoowe (Daawo)
    Puntland

    Kulan looga hadlayo dhibaatooyinka hor-taagan bixinta canshuuraha gaadiidka oo ka dhacay Garoowe (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 26, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    GAROOWE (IDIL NEWS)-Wasiirka Wasaardada Maaliyadda Dawladda Puntland Xasan Shire Cabdi, ayaa kulan la qaatay Masuuliyiinta Wasaaradda Hawlaha Guud, Ciidamada Taraafikada, Ciidamada Turbataariyada iyo shirkadaha qaabilsan istiikarada iyo taarikada.

    Shirkan ayaa ka dhacay Xarunta Wasaaradda Maaliyaada ee Garoowe, waxaana kasoo qayb galay Wasiirku xigeenka Maaliyadda,Wasiiru dawlaha Maaliyadda iyo Agaasimaha Guuud.

    kulankaasi intii uu socday ayaa looga wada hadlay dhibaatooyinka hor-taagan in Cashuurta laga qaado gaadiidka ay ku waa jibtay.

    Madaxdii ka qayb gashay kulan kaasi ayaa Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Mudane Xasan Shire Cabdi usoo gudbiyay xog dheeraad ah oo ku aadan dhibaatooyinka hor taagan Cashuuraha Gaadiidka.

    shirkaasi ayaa qaatay saacado ugu dambayn tiina Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda ayaa soo saaray qodobo laysku af gartay oo ay ka mid yihiin

    1.looma samayn karo wax Cashuur dhaaf ah gagiidka
    2.Goboladu hal mar yay Cashuuraha bilaabayaan
    3.Gaadidka madaxda Dawladu waa in ay Cashuurtaan
    4.Gaarigii 3 bil dhaafa waa la ganaaxayaa 
    5.Gadiidka Dawladda ee khaas ka ah labar ayaa lasiin

    kulankan uu Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Dawladda Puntland Mudane Xasan Shire la qaatay Masuuliyiinta Cashuuraha iyo shirkadaha qaabilsan istiikarada ayaa ku soo beegmaaya aydoo dhowaan ay bilaaban doonaan Cashuuraha Gaadiidku

    Daawo.

    https://www.facebook.com/mof.puntland/videos/782855895422804/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.