Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Kumuu ahaa Sarkaalka lagu dilay Qaraxa Tuullada Halgan ka dhacay?
    Somalia

    Kumuu ahaa Sarkaalka lagu dilay Qaraxa Tuullada Halgan ka dhacay?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 16, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Sarkaal sare oo ka tirsanaa Laamaha Amniga,ayaa ku geeriyooday Qarax saaka ka dhacay Tuulada Halgan ee Gobolka Hiiraan.

    Dhamme Jamaal Axmed Jaamac,ayaa ku dhintay qaraxa oo ka dhashay Baabuur uu waday Qof is miidaamiye ah.

    Jamaal,ayaa ka mid ahaa Saraakiisha Dowladda ee kaalinta ku leh kacdoonka iyo dagaalka ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab ee ka socda Gobolka Hiiraan.

    Ururka al-Shabaab,ayaa sheegtay mas’uuliyadda Qaraxan, waxayna intaas ku dareen inuu fuliyey qof is-maadaamiyey oo kooxda ka tirsanaa.

    Kooxda,ayaa intaas ku dartay in weerarka uu ahaa “holwgal qorsheysan” oo ay la beegsadeen dagaalyahanada Macawiisleyda ee Gobolka ka wada dagaalka ka dhanka ah Al-Shabaab.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    A Partnership Worth QuestioningSomalia Must Rebalance Its Relationship With Türkiye

    April 10, 2026

    Booliska Puntland oo si weyn dib uhabayn loogu sameeyay

    April 8, 2026

    Maxay tahay ujeedooyinka laga leeyahay dagaalka Iran?

    April 8, 2026
    Latest Posts

    A Partnership Worth QuestioningSomalia Must Rebalance Its Relationship With Türkiye

    Booliska Puntland oo si weyn dib uhabayn loogu sameeyay

    Maxay tahay ujeedooyinka laga leeyahay dagaalka Iran?

    Maxay yihiin Ciidamada Hiilweyne laga soo saaray?

    Ugu danbayn Wadaadada Iran oo aqbalay Xabad joojin

    Faallo:-Khudbadii Madaxweyne Deni Ee kulanka saraakiisha

    Bangiga PL iyo doorka waxqabadka danyarta

    Xog:-Khasaaraha kasoo gaaray Maraykanka dagaalka Iran

    Puntland,waa in ay hakisaa Shirka Golaha Mustaqbalka Ee Garowe

    Maraykanka iyo Iran oo aan weli heshiis gaarin,iyadoo….

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.