Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Kuraasta banaan Ee Baarlamaanka Somaliya oo la buuxinayo
    Somalia

    Kuraasta banaan Ee Baarlamaanka Somaliya oo la buuxinayo

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 3, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Raโ€™iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta magacaabay guddiga ku-meel gaar ah oo ka shaqeeya doorashooyinka kuraasta bannaan ee baarlamanka 11-aad ee Soomaaliya.

    Xamsa,ayaa sheegay inuu magacaabista guddigan ku dhaqaaqay kadib markii uu arkay qodobada 99-aad iyo 100-aad ee dastuurka KMG ah, goโ€™aanka guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka oo tirsigiisu yahay GSH/B11/0522, iyo wareegtadii Lr.60 ee burinta xeer madaxweyne Lr.40 oo uu soo saaray madaxweynaha ee lagu kala diray Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka.

    Guddigan oo ka kooban sagaal xubnood ayaa kala ah:

    1. Cabdiraxiim Cabdullaahi Shaafici
    2. Cabdirisaaq Diiriye Warsame
    3. Cabdi Hiis Udan
    4. Cabdishakuur Abiib Hayir
    5. Cabdullaahi Cabdi Aden
    6. Mowliid Mataan Salaad
    7. Maxamed Aadan Cismaan Yare
    8. Yusuf Cabdikaadir Maxamed
    9. Zahra Cabdiraxmaan Maxamed

    Raโ€™iisul Wasaaraha,ayaa isla maanta xafiiskiisa ku qaabilay xubnaha guddigan cusub, waxa uuna faray in waajibaadkooda shaqo ay u gutaan si hufnaan iyo caddaalad ay ku jirto.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    October 22, 2025

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    October 22, 2025

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    October 22, 2025
    Latest Posts

    Maxay PL uga dhigan tahay mahadcelinta Mw Cirro ?

    Madaxweyne Cirro oo umahadceliyay Mw Deni iyo Maamulka PL

    ๐Œ๐š๐๐š๐ฑ๐ฐ๐ž๐ฒ๐ง๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ฆ๐š๐ฅ๐ข๐ฅ๐š๐ง๐ ๐จ๐จ ๐ฌ๐ข ๐ซ๐š๐ฌ๐ฆ๐ข ๐š๐ก ๐ฎ ๐ฌ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐๐ก๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐๐š๐›๐š๐๐๐š ๐ž๐ž ๐๐ž๐ž๐ฅ๐š๐ก๐š ๐†๐จ๐›๐จ๐ฅ๐ค๐š ๐’๐š๐ง๐š๐š๐ 

    Booliska Puntland oo tayayn sare lagu wado

    Agaasimihii PDRC oo Cali Faarax oo geeriyooday

    Xasan Sh oo madaxa isku galiyay Laftagareen iyo garabka Shariif iyo Cumar

    Suldaan Siciid Suldaan Cabdisalaan oo lagu soo dhaweeyay Ceerigaabo

    Madaxweynaha Somaliland oo gaaray Ceerigaabo

    Shirka amniga Gobolka Bari oo heer Madaxtooyo looga arinsaday

    Taliska cusub Ee Qaybta Booliska Gobolka Bari oo xariga laga jaray

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2025 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.