Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Kuraasta banaan Ee Baarlamaanka Somaliya oo la buuxinayo
    Somalia

    Kuraasta banaan Ee Baarlamaanka Somaliya oo la buuxinayo

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 3, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta magacaabay guddiga ku-meel gaar ah oo ka shaqeeya doorashooyinka kuraasta bannaan ee baarlamanka 11-aad ee Soomaaliya.

    Xamsa,ayaa sheegay inuu magacaabista guddigan ku dhaqaaqay kadib markii uu arkay qodobada 99-aad iyo 100-aad ee dastuurka KMG ah, go’aanka guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka oo tirsigiisu yahay GSH/B11/0522, iyo wareegtadii Lr.60 ee burinta xeer madaxweyne Lr.40 oo uu soo saaray madaxweynaha ee lagu kala diray Guddiga Madaxa Bannaan ee Doorashooyinka Qaranka.

    Guddigan oo ka kooban sagaal xubnood ayaa kala ah:

    1. Cabdiraxiim Cabdullaahi Shaafici
    2. Cabdirisaaq Diiriye Warsame
    3. Cabdi Hiis Udan
    4. Cabdishakuur Abiib Hayir
    5. Cabdullaahi Cabdi Aden
    6. Mowliid Mataan Salaad
    7. Maxamed Aadan Cismaan Yare
    8. Yusuf Cabdikaadir Maxamed
    9. Zahra Cabdiraxmaan Maxamed

    Ra’iisul Wasaaraha,ayaa isla maanta xafiiskiisa ku qaabilay xubnaha guddigan cusub, waxa uuna faray in waajibaadkooda shaqo ay u gutaan si hufnaan iyo caddaalad ay ku jirto.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    September 5, 2026

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    September 5, 2026

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    September 3, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Deni oo gaaray Degmada Ufeyn

    Puntland iyo USA oo iskaashi militari u bilowday siday qortay warbaahinta Maraykanka

    DEGDEG: Ciidanka Laftagareen oo la wareegay qeybo kamid ah Baydhabo

    Maraykanka oo garaacis ku ekeeyay Xeebaha Iran

    Wada shaqaynta Booliska iyo hay’adaha kale Ee Dowlada oo laga Shiray

    Faallo:-Xasan Shiikh oo Somaliya usoo raray loolanka Quwadaha

    Putin oo ku dhawaaqay in uu dagaalka Ukrain jpojiyo

    Maraykanka oo weeraro ku ekeeyay Ilaalada Kacaanka Iran

    Puntland:- Go’aano kasoo baxay Shirka Amniga Gobola Bari.

    MUDUG: Maxaa kasoo baxay Shirka Amniga ee ka dhacay Gaalkacyo?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.