Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Laamaha amaanka Bosaso oo aan weli ka hadlin weerarkii Al-Macruuf
    Somalia

    Laamaha amaanka Bosaso oo aan weli ka hadlin weerarkii Al-Macruuf

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 6, 2023Updated:April 6, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Laamaha amaanka Bosaso,waxaa laga rabaa in ay hadlaan soona saaraan xog hordhac ah,isla markaana ugu danbayn keenaan xogta rasmiga ah ee weerarkan.

    Waa markii ugu horaysay oo Xarun Ganacsi khasaare intaas le’eg la gaarsiiyo Bosaso.

    Inkastoo weerarada argagixisadu ay dhacaan,hadana Bosaso Xarumaha Ganacsi waxay la beegsan jireen Bambo Gacmeed aan khasaare weyn gaarsiin.

    Macruuf,waxaa loo beegsaday waa xarun soo jiidatay macmiil fara badan oo ay ku jiraan hay’adaha caalamiga ah.

    Waxay kasbatay Adeega PMPF iyo DP World oo waxay hada bixinaysay Raashinka Soonka ay siinayso DP World Dadka danyarta ah.

    Sidoo kale waa Xarun si qurxoon oo Adeeg sare leh loo diyaariyay.

    Khasaaraha Maaliyadeed ee hordhaca ah oo Caawa gaaray,waxaa lagu qiimaynayaa Milyan iyo Bar dolar-ka Maraykanka ah.

    Jibril Qoobey.

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.