Madaxweynaha Koonfur Galbeed Cabdicaziiz Maxamed Xasan Laftagaree iyo Midowga Musharixiinta ayaa caawa kulan ku qaatay Hotelka Decale ee Muqdisho.
Kulanka ayaa looga hadlay xal u helida arrimaha doorashooyinka iyo sidii madasha xisbiyada ay u taageeri lahaa shirka looga arrinsanayo arrimaha doorashooyinka,








Idilnews