Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xassan Mohamed Lafta-gareen ayaa Magacaabay Guddiga Maamulka Doorashooyinka Heer Dowladda Koonfur Galbeed Soomaaliya.