Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»LIVE U Daawo: Dhageysiga Khudbadaha Musharixiinta Doorashada Galmudug & walaaca Beesha Caalamka
    Somalia

    LIVE U Daawo: Dhageysiga Khudbadaha Musharixiinta Doorashada Galmudug & walaaca Beesha Caalamka

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 29, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Dhagaysiga khudbadaha qar kamid ah Musharaxiinta Madaxwaynaha iyo Madaxwayne ku-xigeenkiisa Doorashada Galmudug ayaa goor-dhaw ka bilaabanaysa Xarunta Shiirkole ee uu ku shaqeeyo Baarlamaanka Galmudug.

    Musharixiinta khudbadaha jeedinaya marka laga tago waxaa jiro Musharixinta ugu tunka ama awooda badan ee doorashada Galmudug oo diiday ama qaadacay iney is diiwaan galiyaan, maadama mad madow badan ay ka qabaan Hanaanka Doorasho.

    Afar ilaa Shan kamid ah Musharixiinta ugu taageerada ama awooda badnaa Doorashada Galmudug ayaan ka qey galeynin Is diiwaan galinta Musharixiinta.

    Dhanka kale, Beesha Caalamka ayaa sidoo kale walaac ka muujisay kala aragti duwanaashaha Madaxya weynta isku heysa Doorashada Galmududug, iyagoona ku baaqay in la isku yimaado.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.