Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Ma uqalantaa Xamar in lagu fariisiyo Kursiga Golaha Amaanka?
    Somalia

    Ma uqalantaa Xamar in lagu fariisiyo Kursiga Golaha Amaanka?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.January 2, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Uma qalanto Somaliyada Maanta jirta in la siiyo Kursigaas,sababtoo ah iyadii,ayaa heshiin wayday oo wada noolaan wayaday,isla markaana wada samaysan wayday Nidaam.

    Somaliyada jirtaa,waa mid 40-Sano burbursan oo aan lahayn…..

    1.Siyaasad Amni.
    2.Siyaasad Dhaqaale.
    3.Dastuur iyo Xeerar.

    Somaliyada Maanta jirta,waa mida Ninka QM u aqoonsan tahay Madaxweynaheeda ku mashquulsan yahay Dhul boobka,Qabyaalada,Eexda iyo Musuqa aan Xishoodka lahayn.

    Maxay kusoo kordhin kartaa Bulshooyinka Caalamka oo laga dugsan karaa Somalida Kursigaas ku fariisatay?

    Sida Rwanda Dal soo maray colaad sokeeye oo hadana soo kabtay mudan in laga faa’idaysto oo haya wax uu usharaxo Caalamka,ayaa ku haboonaa Kursigaas.

    Waa khasaaro iyo wakhti lumis ku dhacay Afrika iyo Caalamka Islaamka Kursigaas la siiyay Xamar.

    https://www.idilnews.com/wp-content/uploads/2025/01/AQMHAzcPNSFvsckWEvifgWfW5C923_B3PHUtaN45_fOAEbWGQxH4dmXFlLRo5JM1V4bB8tscJuHZjLQFoMc7p1jA.mp4
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.