Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Maamulka SNM oo isku dayaya in uu ka daba tago Diblomaasiyad looga adkaaday
    Somalia

    Maamulka SNM oo isku dayaya in uu ka daba tago Diblomaasiyad looga adkaaday

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 15, 2023Updated:April 15, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    “Ciidamada Puntland waxay jeexayaan Xuduud Beeleed saamayn doonta Dalal kale oo Afrika ah,Ciidamada Jamhuuriyada SL waxay difaacan doonaan xuduudooda”Ayaa lagu yiri Warka SNM soo saartay.

    “Marakay Ciidamada Puntland ka baxaan Dhulka SL oo ay isku soo haraan Shacabka LC iyo maamulkoodu,waxaan bilaabi doonaa wadahadal”Ayaa markale lagu yiri warka SNM.

    Hadalka SNM waa Sanbuuse laga adimay,waxaana soo baxaya War ka dhan ah oo ku saabsan xasuuqa Laascaanood ay ka geesteen.

    Diblomaasiyad laga adeegtay oo looga hormaray,ayuu Muuse isku dayayaa in uu ka daba tago.

    Mar horaba waa la qoray Erayada Warnurtiyeedka Beesha Caalamka ee xasuuqa LC.

    Caalamku,waxuu yaqaan Jamhuuriyada Somaliya iyo Beelo Somalidu ukala degto oo isku Sinji ah.

     

     

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.