Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Maamulka Trump oo amray in la bartilmaameedsado Somalida sharcidarada Ee Minisota
    Puntland

    Maamulka Trump oo amray in la bartilmaameedsado Somalida sharcidarada Ee Minisota

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.December 2, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Hawgalka ICE,ayaa ka bilowday Minnisota,iyagoo bartilmaameedsanaya Somalida aan sharciga lahayn.

    Somalida aan sharciga lahayn ee Minisota,waxay sameeyeen khaladaad waa weyn oo ay ka mid tahay…..

    1.Iyagoo si weyn uga soo muuqday Baraha Bulshada.

    2.Iyagoo qayb ka noqday olalihii doorashada golayaasha deegaanka.

    Waxaa la oran karaa guuxooda ayay ka dheereeyeen mana ku darin caqli hab dhaqankooda,waana midaas mida sahashay in Trump iyo kooxdiisa ujeedada gaarka ah leh ay fursad ka helaan.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.