Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Madasha Badbaado Qaran ayaa sheegtay inay qaadeyso tallaabo kasta oo lagu joojinayo muddo kordhinta sharci darada ah ee masiirka dalka lagu afduubayo, ayna ka shaqeynayaan sidii xal loogu heli lahaa maareynta xilliga kala guurka ah.