Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madasha Mucaaradku oo ku kala qaybsan la kulanka Madaxweyne Deni.
    Somalia

    Madasha Mucaaradku oo ku kala qaybsan la kulanka Madaxweyne Deni.

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 13, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Kadib codsigii MW uu M.xigeenka kaga codsaday in uu wada hadal siiyo Mucaaradka,ayaa Karaash,waxa uu la xiriiray Mucaaradka Rag ka mid ah,kuwaasoo kala ahaa Guuleed iyo Diyaano.

    Guuleed,waxa uu ugu jawaabay M.xigeenka..”Waa Shiraynaa kadibna,waa kugu soo warcelinaynaa Madaxweyne”.

    Halka Diyaano isla markiiba ugu jawaabay…”Lama hadlayno ee ha fuliyo Go’aankii Isimada ay soo saareen”.

    Shir saakay ay yeesheen Mucaaradku,waa isku fahmi waayeen sida loola fariisanayo Madaxweyne Deni,waase isku laabanayaan oo go’aan baa kasoo wada baxaya.

    Qayb waxay qabtaa in Shuruudo lagu xiro la kulankiisa,waxaana Ragaas ka mid ah Diyaano iyo Xasan Shire.

    Qaybta kalena,waxay qabtaa in Shuruud la’aan lala kulmo,waxaana ka mid ah Ragaas,Faarax iyo Guuleed.

    MW Deni,waxa uu isku dayay markii hore in uu magacaabo Gudi Wasiiro ah oo la fariista Mucaaradka,waase laga diiday.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.