Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweynaha Faransiiska guul makala soo laaban doonaa Shiinaha?
    Somalia

    Madaxweynaha Faransiiska guul makala soo laaban doonaa Shiinaha?

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.April 8, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Faransiiska,waxuu mar walba isku dayaa Siyaasad ka madax banaan Maraykanka in uu sameeyo.

    Iyadoo loo sheegayo in uusan guulaysanayn isku daygiisii uu Madaxweynaha Ruushka kaga raadinayay joojinta weerarkii Ukrain,ayuu ku dhaqaaqay.

    Haatan,waxuu isku dayayaa in Shiinaha uu sheego in uusan ku deg-degin taageero Milleteri oo uu siiyo Ruushka.

    Sida ay qabaan Saraakiisha Aqalka Cad ee Maraykanka dadaalka Madaxweynaha Faransiisku ma guulaysan doono.

    Shiinuhu,waxuu ka faa’idaystay jabka ku dhacay Ruushka oo waxuu suuq madow kaga iibsaday kaydkii Dahabka iyo Saliida ee Ruushka.

    Reer Yurub waxay Shiinaha xasuusiyeen in uu Dab ku ciyaarayo oo uu lumin doono suuqiisa Ganacsi ee Yurub haduu Ruushka sii liicaya siiyo taageero Milleteri.

    Shiinaha iyo reer Yurub,waxay isdhaafsadaan Ganacsi gaaraya €20.2 billion,waana Wadanka Sadexaad ee la leh xiriir Ganacsi reer Yurub.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.