Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweynaha Jubbaland “Hanaanka Siyaasadda loo dhan yahay Dalka kama jirto” (VIDEO)
    Somalia

    Madaxweynaha Jubbaland “Hanaanka Siyaasadda loo dhan yahay Dalka kama jirto” (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 3, 2019No Comments2 Mins Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa sheegay in hannaanka siyaasadda loo dhan yahay aanay dalka ka jirin, isagoo caddeeyay in wixii ka soo baxa Shirkii shalay lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho aanay anfaceynin dadka Soomaaliyeed.

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo xalay ka hadlayay Munaasabadda sanad-guurada 4aad ee Telefishinka Jubbaland ayaa sheegay in loo baahan yahay in arrimaha Masiiriga ah heshiis laga gaaro, sida doorashooyinka iyo dhameystirka dastuurka.

    Waxaa uu sheegay in hannaanka deyn cafinta Soomaaliya uu dhaqan geli karin, iyadoo Madaxda dowladda Federaalka ku tumanayaan sharciga dalka, sida uu hadalka u dhigay.

    “Deyn cafintu ma dhaqan geli karo, iyadoo Madaxda Villa Somalia joogta ay ku tumanayaan sharciga dalka, waa in qof walba Soomaali ah qeyb ka yahay deyn cafinta dalka lagu leeyahay, balse wadadii looga bixi lahaa ayna heynin dowladda Federaalka”ayuu yiri Madaxweynaha Jubbaland.

    Wakiilada Beesha Caalamka ee ka hadlayay shirkii shalay lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho ayaa ku celcelinayay qodobka siyaasadda loo dhan yahay oo laga dalbaday dowladda Federaalka in la timaado hannaan siyaasadeed oo heshiis lagu yahay, si xal loogu helo khilaafyada siyaasadeed ee dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada.

    Dhinaca kale Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe ayaa soo dhoweeyay Madasha looga dhawaaqay Muqdisho ee ay ku mideysan yihiin Xisbiyada Siyaasadda,

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.