Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Dowlad goboleedka Jubbaland ayaa diiday in ay ka qeyb gasho shirka madasha Iskaashiga Soomaaliya, Waxayna ku eedaysay in dowladda federaalku baalmartay dhammaan shuruucdii iyo xeerarkii dalka u yaalay.