Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Madaxweynaha Jubbaland oo ku casuumay Kismaayo Madaxweyne Farmaajo (VIDEO)
    Puntland

    Madaxweynaha Jubbaland oo ku casuumay Kismaayo Madaxweyne Farmaajo (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 13, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa ku baaqay Midnimo iyo wadajirka Umadda Soomaaliyeed, waxaana uu sheegay in maamulka uu hoggaamiyo ay la shaqeyn doonaan dowladda dhexe Soomaaliya.

    Madaxweyne Axmed Madoobe ayaa sheegay in ay Muqadas tahay Midnimada Soomaaliyeed, islamarkaana dhammaan laga doonaayo in ay ka qeyb qaataan Muwaadiniinta Soomaaliyeed.

    Sidoo kale, Axmed Madoobe ayaa xusay in dowladda dhexe ay ku tixgaliyeen shaqooyinka dowladda dhexe laakiin dowladda aysan ku tixgalin Hanaankii Awoodda maamul goboleedka.

    Ugu dambeyntii, Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe), ayaa ugu baaqay Madaxweyne Farmaajo in Wadahadal uu yimaado Magaalada Kismaayo, maadaama uu yahay Madaxweynaha Qaranka.

    https://www.facebook.com/MadaxweynahaJubbaland/videos/413370209376916/
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.