Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Jubbaland mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa xilka ka qaadey Cabdirashiid Xasan Cabdinuur (Janan), Wasiirkii Amniga Dowlada Jubbaland.