Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa soo saaray liiska Tartamiyaasha Aqalka Sare Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.