Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Madaxweynaha Dowladda Masar Cabdilfataax Al-Siisii ayaa warqadaha aqoonsiga Danjirenimo ka guddoomay Safiirka Cusub oo ay dowladda Soomaaliya dhawaan umagacaawday dalkaasi Danjire Ilyaas Sheekh Cumar.