Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweynaha oo ku amray W.Amniga Puntland in ay joojiso wada shaqayntii kala dhaxaysay hay’adaha caalamiga ah
    Somalia

    Madaxweynaha oo ku amray W.Amniga Puntland in ay joojiso wada shaqayntii kala dhaxaysay hay’adaha caalamiga ah

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.March 29, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweyne Deni,waxuu ku amray Wasaarada amniga in ay joojiso dhamaan wada shaqaynihii ay la lahayd hay’adaha.

    Wasaarada,ayaa qortay Warqad si toos ah ugu socota hay’adaha oo lagu joojinayo wada shaqayntii guud ee kala dhaxaysay.

    Si gaar ah waxay talaabadan usaamaysay Booliska Puntland oo taageero ka heli jiray hay’adaha,weliba UNDP.

    Waxaa go’aankan ku shaqo waayay dhawr Qof oo isku xiri jiray hay’adaha iyo Booliska,iyadoo amar lagu siiyay kuwo ku maqnaa tababaro in ay gudaha PL kusoo laabtaan.

    Ma cada si rasmi ah ujeedka Madaxweynaha,inkastoo warar tiro badan laysla dhexmarayo.

    Jibril Qoobey.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.