Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Taliyayaal Cusub (Akhriso)
    Somalia

    Madaxweynaha Puntland oo magacaabay Taliyayaal Cusub (Akhriso)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 7, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa dalacsiiyey saraakiil katirsan Ciidanka Booliska Dowladda Puntland, isagoona sidoo kale u magacaabay Taliyayaasha Qeybta Booliska ee Gobalada Sanaag iyo Nugaal.

    Wareegto kasoo baxday Xafiiska Madaxweyne Deni ayaa L/X/Le Bashiir Cali Maxamed loogu dalacsiiyey derajada G/dhexe, isagoona sidoo kale u magacaabay Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Sanaag.

    Sidoo kale, Madaxweynaha Dowladda Puntland ayaa Gaashaanle Muumin Cabdi Shire u dalacsiiyey derajada G/Dhexe, waxaana uu u Magacaabay Taliyaha Qeybta Booliska Gobalka Nugaal.

    Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, oo ku sugan Magaalada Boosaaso ee xarunta Ganacsiga Puntland ayaa waday muddooyinkii ugu dambeeyay wada-tashiyo uu ku xoojinayo Talayada Hay’adaha Amniga iyo Sirdoonka Puntland, waxaana magacaabista Taliyayaashan imaanaysa Iyadoo Dowladdu ay sare u qaaday Shaqooyinka Booliska, maadama la xareynayo Ciidanka Milateriga ah ee ku sugan gudaha Magaalooyinka waa weyn ee Puntland.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.