Share Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi ayaa xariga ka jaray dhismaha Saldhiga iyo Maxkamadda degmada Saaxo, sidoo kale waxaa gaadiid boolis ay dowladdu ku wareejisay taliska Booliska ee degmada.