Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Madaxweynaha Somaliland oo maanta ku wajahan dalka Kenya
    Puntland

    Madaxweynaha Somaliland oo maanta ku wajahan dalka Kenya

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMay 26, 2025No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro) ayaa lagu wadaa in maanta uu gaaro caasimadda dalka Kenya ee Nairobi. Maalmihii lasoo dhaafay u diyaargarowga soo dhaweynta Cirro ayaa si weyn looga dareemayay Nairobi.

    Waa socdaalkii saddexaad ee uu uga baxayo gudaha Somaliland, tan iyo markii loo doortay Madaxweynaha Somaliland, uuna xafiiska la wareegay 12 December, 2024.

    Cirro ayaa horrey booqasho ugu tagay dalalka Imaaraatka Carabta iyo Jabuuti, kaddib casuumaad uu ka helay madaxda labada dal.

    Si rasmi ah looma oga ujeeddada socdaalka Madaxweyne Cirro ee Nairobi – balse, wararka qaar ayaa sheegaya in uu kulan la yeelan doono madaxda dalka Kenya.

    Somaliland ayaa 34 sano kahor, ku dhawaaqday in ay ka go’day Jamhuuriyadda Federaalka ah ee Soomaaliya. Waxaana maamulku ku guuleystay hirgelinta Amni, adeeg dowladeed iyo dilmuquraadiyad dhameystiran.

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    March 25, 2026

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    March 25, 2026

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    March 25, 2026
    Latest Posts

    Faallo:-Dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran muxuu ku salaysan yahay?

    Maxay faa’idada ugu jirta Puntland xiriirka Imaaraadka?

    Faallo:-Maxay tahay baahiyaha Caasimada Garowe Ee Puntland?

    PUNTLAND:-SAADAASHA ROOBKA EE MAALMAHA 23-29 MARCH 2026:

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.