Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweynaha Somaliya oo taageeray Qaran Israa’iil leedahay
    Somalia

    Madaxweynaha Somaliya oo taageeray Qaran Israa’iil leedahay

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.November 14, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Aragtida ah Israa’iil oo Qaran ah iyo Falastiin oo Qaran ah,isla markaana deris is xushmeeya waa xal kaliya ee Nabad looga abuuri karo Bariga dhexe.

    Inta badan Dowladaha caalamka oo ay ugu horeeyaan Dowladaha Carbeed,ayaa qaba aragtidaas.

    Somaliya kuma khaldana qaadashada go’aankaas,waxaana muuqata hadalkii Ra’isalwasaaraha in uu ahaa mid lagu degdegay oo Caadifad ku yimid.

    Diblomaasiyan Siyaasada arimaha dibada ee Somaliya,waxaa saxan hab hadalka Madaxweynaha ee arinkan,hoos ka daawo muuqaalka.

     

     

    Halkan ka daawo muuqaalka

    Aragtida ah Israa'iil oo Qaran ah iyo Falastiin oo Qaran ah,isla markaana deris is xushmeeya waa xal kaliya ee Nabad looga abuuri karo Bariga dhexe.

    Inta badan Dowladaha caalamka oo ay ugu horeeyaan Dowladaha Carbeed,ayaa qaba aragtidaas.

    Somaliya kuma khaldana qaadashada… pic.twitter.com/FS1NlI1iyq

    — Jibril Qoobey (@JibrilQoobey) November 14, 2023

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.