Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweynayaashii iyo Ra’isalwasaarayaashii hore oo udigay MW Xasan
    Somalia

    Madaxweynayaashii iyo Ra’isalwasaarayaashii hore oo udigay MW Xasan

    Jibril Qoobey.By Jibril Qoobey.October 19, 2023No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweyne Xasan,waxuu qorshaynayaa in uu ubareero baalmarka Sharciga Wadanka udegsan .

    Dastuurka,ayuu rabaa in uu wax ka badal aan waafaqsanayn Xeerhoosaadka Baarlamaanka uu ku sameeyo.

    Sidoo kale awood Dastuurku uusan siin,ayuu rabaa in Madaxweyne Xasan ku tallaabsado.

    Dowladnimada Wadanka ka jirta,waa mid ku timid heshiis Bulsho ee ma’ahan mid Qof qaabeeyay oo Madaxweyne kaligiis sameeyay ama samayn karo.

    Waxaa War kasoo saaray Madaxweynayaal hore,Ra’isalwasaarayaal hore,Wasiiro hore iyo haldoor kale,ayaa kasoo saaray talaabooyinka MW Xasan rabo in uu qaado si kalitalinimo ah oo baalmarsan Dastuurka Wadanka

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    February 10, 2026

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    February 10, 2026

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    February 8, 2026
    Latest Posts

    Madaxweyne Axmed Madoobe oo lagu soo dhaweeyay Xamar

    Madaxweyne Deni oo si weyn loogu soo dhaweeyay Muqdisho

    Xildhibaanada mucaaradka oo samaystay Baarlamaanka xorta ah

    Halkee marayaa dhismaha Santuukha horumarinta Puntland ?

    Talyaaniga Oo PL ka fulinaya mashaariic muhiim ah

    Madaxweyne Deni Oo lagu amaanay maaraynta Caana shubka Ugaaska Tanade

    Hanbalyo Ugaas Cabdiraxmaan Ugaas Maxamed Ugaas Cali-geesood.

    Safiirka Talyaaniga Ee Somaliya oo soo gaaray Puntland

    Madaxweyne Deni oo ka qaybgalay Caano shubka Ugaaska Tanade

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.