Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Madaxweyne Deni “Ciqaab ayaan marsiin doonaa kuwa dila Waxgaradkeena” (Daawo)
    Puntland

    Madaxweyne Deni “Ciqaab ayaan marsiin doonaa kuwa dila Waxgaradkeena” (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 31, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    BOOSAASO (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, ayaa sheegay inay Tilaabo adag ka qaadi doonaan dadka ka dambeeyay dilalkii loo geystay dadka waxgalka u ahaa Bulshada Degaanada Puntland.

    Madaxweyne Deni ayaa sheegay in aysan aheyn inay isha ka daawadaan kuwii ka dambeeyay dilalkii Masuuliyiin ay kamid ahaayeen Suldaan Bashiir Muuse Kowte iyo Madaxii Shirkadda DP World ee dekedda Boosaaso.

    Waxaa uu sheegay in tilaabo aysan mahdin ay ka qaadi doonaan kuwo ku eedeeysan falalka ammaan darro ee ka dhacay Magaalada Boosaaso, ayna gacan bir ah kusoo celin doonaan amniga Boosaaso oo xudun u ah jiritaanka Dowladnimada Puntland.

    Daawo.

    https://www.facebook.com/PuntlandStateHouseOfficial/videos/783690688683743/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.