Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Madaxweyne Deni “Dilkii Poul dhaawac baa kasoo gaaray Puntland” (Daawo)
    Puntland

    Madaxweyne Deni “Dilkii Poul dhaawac baa kasoo gaaray Puntland” (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyApril 6, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    BOOSAASO (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Dowladda Puntland Madane Siciid C/llaahi Deni, ayaa sheegay in Puntland uu dhaawac kasoo gaaray Dilkii loo geystay Maareeyihii Dekedda Boosaaso ee Shirkadda DP World Poul.

    Madaxweyne Deni ayaa Sheegay in Maalgashadayaal badan oo Caalamka ka socda ay dib uga hakadeen  Degaanada Puntland, uuna sabab u ahaa dilkii Poul ay u geysatay Argagixisadu.

    Waxaa uu sheegay in Mashruucii Biyaha macaan lagu gelinayay Magaalada Boosaaso ee ay ku deeqday Dowladda Talyaaniga dib loo dhigay.

    Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Deni, ayaa ugu baaqay Shacabka Puntland gaar ahaan Shacabka Boosaaso inay ilaashadaan Nabadooda, maadama aysan dhici Karin in la isku helo ammaan-darro iyo Maalgashi.

    Daawo.

    https://www.facebook.com/Kasmaalmedia/videos/2076898679279606/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.