Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Madaxweyne Deni “Madaxdii Hore ee Dalku ha muujiyaan dul-qaad iyo midnimo” (VIDEO)
    Puntland

    Madaxweyne Deni “Madaxdii Hore ee Dalku ha muujiyaan dul-qaad iyo midnimo” (VIDEO)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 13, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Khudbadda Madaxweynaha Dawladda Puntland Mudane Siciid Cabdulaahi Deni, ayaa ugu baaqay Madaxweynayaashii Hore ee Soomaaliya iyo Siyaasiyiinta diidan hab-dhaqanka Xukuumadda Madaxweyne Farmaajo inay ilaaliyaan Midnimada iyo Xasiloonida Dalka.

    Madaxweyne Deni oo khudbad ka jeedinayay Xafladda Caleema-saarka Madaxweynaha Jubbaland ayaa sheegay in Dowladda Puntland ay ka go’an tahay ilaalinta Xasiloonida iyo Hanaanka Dowladnimo ee Soomaaliya, taas oo ah astaan ay horey u wada lahaayeen Madaxweynayaashii kaga horeeyay Hoggaanka Puntland.

    Sidoo kale, Waxaa uu sheegay Madaxweyne Deni in Soomaaliya ay doorasho ka dhacayso waqtigeedii, taasna ay dhexda u xiran doonto Dowladda Puntland, balse looga baahan yahay Siyaasiyiinta inay muujiyaan Deganaan.

    Ugu dambeyntii, Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni ayaa ugu baaqay Saamileyda Siyaasadda Soomaaliya in wax walba lagu dhameeyo Wada-hadal, lana muujiyo Isku turitaan iyo Tanaasul.

    https://www.facebook.com/plstatehouseofficial/videos/767508323678835/
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.