Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Madaxweyne Deni oo $200,000 oo dollar ugu deeqay Garoonka Kubadda cagta ee Boosaaso+VIDEO
    Puntland

    Madaxweyne Deni oo $200,000 oo dollar ugu deeqay Garoonka Kubadda cagta ee Boosaaso+VIDEO

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyOctober 22, 2019Updated:October 22, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Dowladda Puntland Saciid C/llaahi Deni, ayaa sheegay in Xukuumadda Puntland ee uu hoggaamiyo ay ugu deeqday Garoonka Kubadda Cagta Ee Boosaaso Stadium $200,000, si dayactir iyo Dib u dhis loogu sameeyo Garoonka Kubadda Cagta.

    Sidoo kale, Madaxweyne Deni ayaa sheegay in $300,000 kun oo dollar ay Hay’adaha Caalamiga ah ee UNHCR ay ugu deeqday Dhismaha iyo Dayactirka Garoonka Kubadda Cagta ee Magaalada Boosaaso.

    Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, ayaa hadalkan uga dhawaaqay galabta Garoonka Kubadda cagta Magaaladda Boosaaso oo ay kuwada ciyaareen kooxaha Bari FC iyo Boosaaso City, Madaxweynaha ayaana sheegay in Dowladdu Puntland muhiimad wayn siinayso horumarinta Ciyaaraha iyo isdhexgalka Dhallinyarada.

    https://www.facebook.com/plstatehouseofficial/videos/515117032378190/
    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.