Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Madaxweyne Deni oo amar deg deg ah siiyay Wasiirka Cadaalada Puntland (Daawo)
    Puntland

    Madaxweyne Deni oo amar deg deg ah siiyay Wasiirka Cadaalada Puntland (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 17, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    GAROOWE (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, ayaa ku bixiyay in si deg deg ah loo fuliyo Baahiyaha ay qabaan Ciidamada Asluubta Dowladda Puntland.

    Taliyaha Guud ee Ciidanka Asluubta Dowladda Puntland S/Gaas. Cali Nuur Cumar, oo warbaahinta la hadlay ayaa Sheegay in Madaxweynaha Puntland uu u bulanqaaday Ciidanka Asluubta in uu siinayo muhiimad gaar ah.

    S/Gaas Cali Nuur ayaa tilmaamay in ay u gudbiyeen Madaxweynaha Baahiyo haystay in muddo ah, ayna ku shaqeeynayeen Ciidanka Asluubta Dowladda Puntland, Iyadoona Madaxweyne Deni amray Wasiirka Cadaaladda Puntland in sida ugu dhaqsiyaha badan loo daboolo baahiyaha Ciidanka Asluubta.

    Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, oo shalay kormeeray Taliska Guud ee Ciidanka Asluubta ayaa sheegay inay ciidamadani ka duwan yihiin Ciidamada kale ee Puntland, maadama ay yihiin kuwo loo baahan yahay inay dhaqan ceshaan Dadka dhibta ku haya Bulshada.

    Daawo.

    https://www.facebook.com/580791179001073/videos/451855042225888/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.