Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Madaxweyne Deni oo amray inaan Hub iyo Toote lala gelin Garoomada Puntland (Daawo)
    Puntland

    Madaxweyne Deni oo amray inaan Hub iyo Toote lala gelin Garoomada Puntland (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyFebruary 28, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    GAROOWE (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa shir Gudoomiyey shirka Khamiis’laha ah ee Golaha Xukuumadda Dowladda Puntland, kaas oo Goor-dhaweyd lasoo gaba-gabeeyay.

    Shirka Golaha Xukuumadda Puntland ayaa intii uu socday waxaa si weyn looga hadlay ammaanka, Iyadoona si weyn loogu lafa-guray Xaalada ammaan ee Magaalada Gaalkacyo iyo dhacdadii isigu jirtay Kufsiga iyo dilka ee loo geystay Caa’isho Ilyaas Aadan.

    Sidoo kale, Madaxweynaha Puntland ayaa amray in gabi ahaanba la joojiyo hubka iyo Tuutaha lala galayo Garoomada Puntland, sida uu sheegay Wasiirka Warfaafinta, Isgaarsiinta, iyo Dalxiiska Cali Xasan Axmed, oo warbaahinta la hadlay markii Shirka Golaha Xukuumadda Puntland uu soo idlaaday.

    Daawo.

    https://www.facebook.com/580791179001073/videos/297448870943966/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.