Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Puntland»Madaxweyne Deni oo baaq u jeediyay Shacabka Degmada Waaciye (Daawo)
    Puntland

    Madaxweyne Deni oo baaq u jeediyay Shacabka Degmada Waaciye (Daawo)

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyMarch 29, 2019No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    WAACIYE (IDIL NEWS)-Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, ayaa Goor-dhaweyd si diiraan loogu soo dhaweeyay Degmada Waaciye ee Gobalka Karkaar, Iyadoona soo dhaweyntiisa ay ka qeyb-galeen Maamulka Gobalka, kan Degmada, Waxgaradka iyo Shacab fara-badan.

    Madaxweyne Deni ayaa uga mahad-celiyay Shacabka Degmada Waaciye soo dhaweynta diiran ee ay u sameeyeen, isagoona sheegay in soo dhaweyntoodu muujinayso biseylka Dowladnimo eek a hanaqaaday Puntland.

    Waxaa uu ka hadlay xaalada ammaanka iyo mid abaareed ee ka jirta Mandiqada Puntland, Waxaana uu ugu baaqay Shacabka Degmada Waaciye inay garab istaagaan Dowladooda si loo soo afjaro xaaladaha adag ee ka jira Degaanada Puntland.

    Madaxweyne Deni ayaa saacado ku sugnaan doono Degmada Waaciye, isagoona saacadaha soo socda u sii gudbi doona Degmada Carmo ee Gobalka Bari, halkaas oo uu caawa ku  hoyan doona.

    Daawo.

    https://www.facebook.com/DabaraaniMediaInc/videos/2267282303591445/

    IDIL NEWS

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    February 7, 2026

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    February 7, 2026

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    February 7, 2026
    Latest Posts

    Mw Deni oo dhagaxdhigay dhisme cusub oo uu yeelanayo Garsoorka G.Mudug

    Ciidamada cusub Ee Booliska PL oo la wareegay amniga Gobolka Mudug

    Xasan Shiikh Oo Qatar u Aaday yaboohsi dhaqaale

    Warbixinta amaanka Guud Ee Puntland?,Qaybta 1-Aad.

    Xog:-Shidaalka Koonfurta iyo Bartamaha Ee Turkiga ku hawlahan yahay.

    Ugu danbayn Madaxweynayaasha PL iyo JL oo ku wajahan Muqdisho

    Faallo:-Laftagareen haduu faahin siyaasadeed yahay haka boodo Tareenka Xasan.

    GMS oo war kasoo saaray dagaalka Baydhabo.

    Puntland oo Ciidamo cusub udirtay Gobolka Mudug

    Faallo:-Maraykanku in uu amaano Ciidamada PL si gaar ah mahan mid fudud.

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.