Close Menu
    Facebook X (Twitter) Instagram
    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest YouTube
    Idil News
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    Subscribe
    Idil News
    Home»Somalia»Madaxweyne Deni oo cafis u fidiyay Nabaddoono iyo Dhalinyaro ku xirnaa Boosaaso.
    Somalia

    Madaxweyne Deni oo cafis u fidiyay Nabaddoono iyo Dhalinyaro ku xirnaa Boosaaso.

    Jibril QoobeyBy Jibril QoobeyJanuary 16, 2020No Comments1 Min Read
    Share
    Facebook Twitter LinkedIn Pinterest Email Copy Link

    Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Siciid C/llaahi Deni, ayaa cafis u fidiyey 34 dhalinyaro oo ku xirnaa xabsiga wayn ee Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobalka Bari, kuwaas oo laamaha ammaanku bil kahor gacanta ku dhigeen kuna eedeeyeen khalkhal gelin amaan .

    Sidoo kale, Madaxweyne Deni ayaa cafis u fidiyay, dibna u helay xoriyadoodii Shan nabadoon oo ay kamid yihiin Nabadoon Cabdicasiis Baydhabood, Nabadoon Cabdulaahi Yusuf iyo Nabaddoon Cawad Ceel iyo Siyaasi Muuse Cali Jaamac oo dhawaan maxkamadda Darajada koowaad ee Gobalka Bari xukuno xarig iyo ganaax isugu jira ku riday.

    Odaashan xukunada kala duwan lagu riday ee dib xoriyadooda u helay ayaa kamid ahaa waxgarad iyo siyaasiyiin Warbaahinta marar kala duwan ka hadlay, kuwaas oo xukuumadda dhaliilo u soo jeediyey .

    Follow on Google News Follow on Flipboard
    Share. Facebook Twitter Pinterest LinkedIn Tumblr Email Copy Link

    Related Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    March 23, 2026

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    March 23, 2026

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    March 23, 2026
    Latest Posts

    Yay wada hadleen Trump oo yaa dhexdhexaadiyay Iran?

    Faahfaahin wada hadalada ubilowday Maraykanka iyo Iran

    Trump oo hakiyay weeraradii Tamarta Iran

    Laftagareen oo magacaabay Gudiga doorashada KG

    Faallo:-Laftagareen,waa in uu qabtaa doorasho xor iyo xalaal ah

    Doorka Shiinaha iyo dagaalka ka dhanka ah Wadaadada Iran

    Saamaynta Dhaqaalaha aduunka Ee dagaalka lagu hayo Wadaadada Iran

    Qorshaha Trump Ee dagaalka Iran iyo Todobaadka Afraad?

    Roobabkii Guga oo ka curtay Puntland

    Sadex Todobaad kadib iyo dagaalka Wadaadada Iran ka dhanka ah?

    Facebook X (Twitter) Instagram Pinterest
    • Home
    • Puntland
    • Somalia
    • News in English
    © 2026 Idil News

    Type above and press Enter to search. Press Esc to cancel.